Avsnitt Darsiga 27aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (1) - Dr.Ibrahim Dasuqi Taariikh Nololeedka Nabiga Spela Dela
Al Salam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh. Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga Al-Raxiiq Al-Makhtum. Casharka 27aad: Dhalashada Nabiga ilaa waxyiga soo dagay (1) Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi. Rss Apple Podcaster →