Avsnitt Darsiga 26aad: Nasabka dhalashada iyo barbaarka Nabiga (4) - Dr.Ibrahim Dasuqi Taariikh Nololeedka Nabiga Spela Dela
Al Salam caleykom waraxmatullahi wabarakatoh. Duruus taxane ah oo ka tirsan barnaamijka Taariikh Nololeedka Nabiga s.c.w oo laga soo qaatay buugga Al-Raxiiq Al-Makhtum. Casharka 26aad: Nasabka dhalashada iyo barbaarka Nabiga (4) Sheekh Dr. Ibrahim Dasuqi. Rss Apple Podcaster →