If you're first-time parents in Australia, choosing where and how to give birth can feel overwhelming. Whether you go through the public or private health system, it is important to understand your options and know where to reach out for advice to make the right decision for you and your baby. - Haddii aad markii ugu horreysay hooyo noqonayso , halka iyo sida aad u umuli lahayd waa go’aan aanay sahlanayn. Australia waxaa ka jira, dhowr nooc oo daryeelka uurka iyo dhalmada ah oo aad kala dooran karto. Waxaana ka mid ah adeegyada caafimaadkd dadweynaha ama kuwo gaar loo leeyahay. Sidaas darteed, waa muhiim inaad fahamto fursadaha kuu bannaan iyo meesha aad ka heli karto talo, si aad u doorato waxa adiga iyo ilmahaaga idiin habboon